warbixin

Ururka Udhan Oo Dhalinyaro Muqdisho Siminaar Ugu qabtay

Ururrka dhalinyarada araga naafada ka ah ee UDHAN oo kaashanaaya savv children ayaa muqdisho ku qabtay siminaar, Siminaarkaan oo looga hadlaayay u qaaraamista iyo xaqsiinta naafada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururrka Udhan oo ka shaqeeyo wacyagalinta, waxbarista iyo u doodista dhalinta araga la, Ka soo qeebgalayaasha aya halkas loogu sharxay qeebaha naafada, Iyo sida […]

Ururka Udhan Oo Dhalinyaro Muqdisho Siminaar Ugu qabtay Read More »

Somalis with disabilities call on UN to ensure compliance with International Convention on the Rights of Persons with Disabilities

Mr. James Sawan SRG somalia. The disabled people request impelementation of CRPD from the UN and international community work in somalia. Somalia will report next year 2021 that will publish the neglegency and perpetrators against the disability people Jale. James wakiilka qaramada madaobay somaliya dadka naafada waxa ay codsanayan in xafiska qaramada midobay iyo besha

Somalis with disabilities call on UN to ensure compliance with International Convention on the Rights of Persons with Disabilities Read More »

“People with disabilities should be involved in politics,” said the Minister of Women and Human Rights.

Minister of Women and Human Rights Development Xaniifa Ms. Ibrahim have launched today a two-day debate, which will focus on on the the political rights of persons with Disabilities. The minister said” her government is committed to campaigning PWDS to enjoy their political rights as the country prepares for national elections.

“People with disabilities should be involved in politics,” said the Minister of Women and Human Rights. Read More »

“Naafadu waa iney ka Qeyb qaadataa Siyaasada Dalka”Sidaas Waxa Yiri Wasiirka Wasaarada Haweenka Iyo Xuququl Insaanka,

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay dood labo maalmood socon doonta taasoo ku saabsan sidii dadka naafada ah looga qayb galin lahaa siyaasadda dalka. Wasiirka ayaa sheegtay inay dawladeeda ka go’antahay sidii loogu ololayn lahaa in naafadu helaan Xuquuqdooda siyaasadeed xilligan oo dalku u diyaar garoobayo doorashooyinka qaranka.

“Naafadu waa iney ka Qeyb qaadataa Siyaasada Dalka”Sidaas Waxa Yiri Wasiirka Wasaarada Haweenka Iyo Xuququl Insaanka, Read More »

Muqdisho oo maanta lagu qabtay munaasabadda xil wareejinta guddoomiyaha ururka dhallinyarada aragga naafada ka ah

Magalada muqdisho waxaa maanta ka dhacay xaflad loo soo agaasimay si ween, Xafladan oo aay  ka soo qeeb galeen khaar badan oo ka mid ah xubnaha ku mideesan ururrka dhalinyarada araga naafada ka ah oo markii la soo gaabiyo loogu yeero  UDHAN, Ujeedka xafladaan ayaa waxa ay aheed sidii xilka loogu wareejin laha guddoomiyaha cusub

Muqdisho oo maanta lagu qabtay munaasabadda xil wareejinta guddoomiyaha ururka dhallinyarada aragga naafada ka ah Read More »

Kulan lagu dalbanayey in si deg deg ah loo soo dhiso Hay’adda Naafada Qaranka oo Muqdisho Ka dhacay

Magaalada muqdisho waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo aay ka soo qeeb galeen Xildhibanada labada gole ee barlmaanka guddiga xuquuqul insaanka ee Aqalka sare. Kulankaan ayaa waxaa lagu dalbanaayay in lahelo xaqa ka maqan dadka baahiyaha gaarka qabo ugu horeen waxa hadal ka jeediyay madasha guddoomiyaha golaha naafada kharanka Cali Cabdulaahi Salad. Xilibaan Sahra oo

Kulan lagu dalbanayey in si deg deg ah loo soo dhiso Hay’adda Naafada Qaranka oo Muqdisho Ka dhacay Read More »

URURRKA UDHAN OO SOO DHAWEEYAY ARDAYDA ARAGA LA’ EE SANADKII LABAAD U FADHISTAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA DUGSIGA SARE

guud ahaan wadanka marka laga reebo maamulada pundlan iyo maamulka gooni isku taaga ku dhawaaqay ee soomali lend ayaa waxa eey ardayda u fadhiisatay imtixaanka qaranka, in ku dhaw sodon iyo shan kun oo arday ayaa maanta imtixaanka u fadhiisatay balse arinka xusida mudan ayaa ah in sanadkii labaad oo xariir ah imtixaanka qaranka eey

URURRKA UDHAN OO SOO DHAWEEYAY ARDAYDA ARAGA LA’ EE SANADKII LABAAD U FADHISTAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA DUGSIGA SARE Read More »

Scroll to Top