Ururka Udhan Oo Dhalinyaro Muqdisho Siminaar Ugu qabtay

Ururrka dhalinyarada araga naafada ka ah ee UDHAN oo kaashanaaya savv children ayaa muqdisho ku qabtay siminaar,

Siminaarkaan oo looga hadlaayay u qaaraamista iyo xaqsiinta naafada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururrka Udhan oo ka shaqeeyo wacyagalinta, waxbarista iyo u doodista dhalinta araga la,

Ka soo qeebgalayaasha aya halkas loogu sharxay qeebaha naafada, Iyo sida ugu haboon ee xaqooda u baadi goobi karaan, siminaarkaan ayaa socon doono sadax maalin.

Scroll to Top