Mr. James Sawan SRG somalia. The disabled people request impelementation of CRPD from the UN and international community work in somalia. Somalia will report next year 2021 that will publish the neglegency and perpetrators against the disability people

Jale. James wakiilka qaramada madaobay somaliya dadka naafada waxa ay codsanayan in xafiska qaramada midobay iyo besha calamka ay hubiyan fulinta axdiga calamiga ee naafada. .
Somaliya waxa ay soo sari donta warbixintii 2aad ee sanadlaha xaquuqqda dadka naafada taas oo mujineysa dambileyasha gala dhibatoyinka dhan ah naafada Somalia

