Abdirahman, a member of the Association of Visually Impaired Youth, attended a significant event at the British Embassy in Mogadishu.
The event brought together international officials and ambassadors to discuss and celebrate International Youth Day. The forum addressed challenges facing Somali youth, including unemployment and education.
Abdirahman, representing the Association of Youth with Visual Impairment, highlighted the additional difficulties faced by young people with special needs, who are disproportionately affected by issues such as lack of opportunities and education.
C/raxmaan oo xubin ka ah ururka dhalinyarada aragga naafada ka ah ayaa ka qeyb galay munaasabad aad u qiimo badan oo ka dhacday safaarada Ingiriiska ee magaalada Muqdisho.
Munaasabadan oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin iyo safiirro caalami ah ayaa waxaa looga hadlay laguna xusayay maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada. Madasha ayaa looga hadlay caqabadaha heysta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin shaqo la’aanta iyo waxbarashada.
C/raxmaan oo wakiil ka ahaa ururka dhalinyarada aragga naafada ka ah, ayaa muujiyay dhibaatooyinka dheeraadka ah ee ay la kulmaan dhalinyarada baahiyaha gaarka ah qaba kuwaas oo si aan loo qiyaasi karin u saameeyay arrimo ay ka mid yihiin fursado iyo waxbarasho la’aan.

