URURRKA UDHAN OO MAANTA XAFIISKIISA KU QAABILAY MASUUL KA SOCDO HEY,ADA ABIIR FUNDATION

waxaa maanta xarunta dhaxe ee ururrka [UDHAN] socdaal iyo kormeer ku soo gaaray xogheyaha hayada [ABIIR FUNDATION] ashraf abdule magan booqashada iyo kormeerka wada jira ayuu masuulkaan ugu kuur galaayay sida uu ushaqeeyo ururka , UDHAN waxaa warbixin uu ka dhageeystay gud Ibraahin maxamad cali kaas oo si qoto dheer ugu warbixiyay hoolaha ururka iyo […]

URURRKA UDHAN OO MAANTA XAFIISKIISA KU QAABILAY MASUUL KA SOCDO HEY,ADA ABIIR FUNDATION Read More »