Author name: ypvlu

URURKA UDHAN OO MAANTA KU SOO GABAGABEEYAY SIMINAAR LOOGA HADLAAYA XAQUUQDA CARUURTA NAAFADA

Ururrka (UDHAN) oo kaashanaya Hayada Save the children   ayaa maanta muqdisho ugu soo gaba-gabeeyay  Siminaar Waalidiinta dhalay Caruurta Naafada. Siminaarkaan oo socday  mudo Sadax Maalin ayaa waxa looga hadlaayay  Child protection    (Ilaalinta  xaquuqqda ubadka) Naafada. Ka qeeb galayaasha ayaa mudada uu socday  ayaa  waxa hallkaas lagu fahansiiyay sida ugu haboon ee ubadka  ay u heli […]

URURKA UDHAN OO MAANTA KU SOO GABAGABEEYAY SIMINAAR LOOGA HADLAAYA XAQUUQDA CARUURTA NAAFADA Read More »

KULAN FOGAAN ARAG OO DHAXMARAY XILDHIBAAN KA TIRSAN BAARAMAANKKA WADANKA NORWAY IYO MASUULYIIN KA TIRSAN [UDHAN]

kulan udhacay hab fogaan arag oo dhaxmaray masuulyiin ka tirsan [UDHAN] iyo xil Dalmar Shirwac oo ka tirsan baaramaanka wadanka Norwayy. kulankaan oo aay soo qabanqaabisay Xalwo Cali oo ah Gabar U dhaqdhaqaada arimaha dhalinyarada, wariye, iyo macalimad ayaa ugu horeeyn waxaa warbixin waxaa looga dhageeystay Ibraahin Maxamad Cali oo ka warbixiyay hoolaha ururka iyo

KULAN FOGAAN ARAG OO DHAXMARAY XILDHIBAAN KA TIRSAN BAARAMAANKKA WADANKA NORWAY IYO MASUULYIIN KA TIRSAN [UDHAN] Read More »

URURRKA UDHAN OO MAANTA XAFIISKIISA KU QAABILAY MASUUL KA SOCDO HEY,ADA ABIIR FUNDATION

waxaa maanta xarunta dhaxe ee ururrka [UDHAN] socdaal iyo kormeer ku soo gaaray xogheyaha hayada [ABIIR FUNDATION] ashraf abdule magan booqashada iyo kormeerka wada jira ayuu masuulkaan ugu kuur galaayay sida uu ushaqeeyo ururka , UDHAN waxaa warbixin uu ka dhageeystay gud Ibraahin maxamad cali kaas oo si qoto dheer ugu warbixiyay hoolaha ururka iyo

URURRKA UDHAN OO MAANTA XAFIISKIISA KU QAABILAY MASUUL KA SOCDO HEY,ADA ABIIR FUNDATION Read More »

Ururrka dhalinyarada araga naafada ka ah (UDHAN) oo maanta la wareegay Agab waxbarasho.

Xubno ka tirsan udhan oo uu hogaaminaayay Gud Ibraahin Maxamad Cali ayaa Booqasho ku tagay xarunta Somali Barel santer waxaana hallkaas ku soo dhaweeyay si heer sare ah Asaasaha Xarunta Somali barel santer ustaat abiikar hussen. Ustaad abiikar ayaa qeebaha kala dugan ee xarunta socod ku soo marsiiyay Gud ibraahin iyo wafdigiisa waxaana xarunta ka

Ururrka dhalinyarada araga naafada ka ah (UDHAN) oo maanta la wareegay Agab waxbarasho. Read More »

Somali visual impaired Youth held biannual meeting in Mogadishu

Somali visual impaired Youth held biannual meeting in Mogadishu On Thursday 07-08-2021 The members and the leadership of the USHAN visual impaired youth biannual meeting is held in Mogadishu. The meeting is participated members of the UDHAN organization, civil society, DPOs and respected teacher and professional for SNE special need education in Somalia The meeting

Somali visual impaired Youth held biannual meeting in Mogadishu Read More »

UDHAN Organization for the Visual Impaired Youth organized social and education inclusion debate

written by Abdullahi Hassan January 4, 2021 On Monday 04-01-2021 social integration and the role of the blind people education is held in Mogadishu the debate was organized by the member of the Somali visual impaired youth organization which non-profit DPOs disabled people organization in Mogadishu. The members of the organization made the mobilization of

UDHAN Organization for the Visual Impaired Youth organized social and education inclusion debate Read More »

Somali visually impaired youth organization opens office in Mogadishu today

This office is very important for the organization and it will work to connect and support the large number of universities and high schools students who are currently in need of help and awareness. Speaking at the launching ceremony, Ahmed Hassan, Director of Disabilities in Banadir Region, said that the organization is working hard and

Somali visually impaired youth organization opens office in Mogadishu today Read More »

UDHAN), and Save The Children 3 days workshop/seminar was concluded today in

UDHAN), and Save The Children 3 days workshop/seminar was concluded today in Mogadishu.  All participants were very excited to take part in the seminar and they have stated that “we hope such seminars or workshops to continue”.  They have also stated that, disable people in Somalia are mostly stigmatised and marginalised people on earth. They

UDHAN), and Save The Children 3 days workshop/seminar was concluded today in Read More »

Ururka Udhan Oo Dhalinyaro Muqdisho Siminaar Ugu qabtay

Ururrka dhalinyarada araga naafada ka ah ee UDHAN oo kaashanaaya savv children ayaa muqdisho ku qabtay siminaar, Siminaarkaan oo looga hadlaayay u qaaraamista iyo xaqsiinta naafada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururrka Udhan oo ka shaqeeyo wacyagalinta, waxbarista iyo u doodista dhalinta araga la, Ka soo qeebgalayaasha aya halkas loogu sharxay qeebaha naafada, Iyo sida

Ururka Udhan Oo Dhalinyaro Muqdisho Siminaar Ugu qabtay Read More »

Scroll to Top