KULAN FOGAAN ARAG OO DHAXMARAY XILDHIBAAN KA TIRSAN BAARAMAANKKA WADANKA NORWAY IYO MASUULYIIN KA TIRSAN [UDHAN]

kulan udhacay hab fogaan arag oo dhaxmaray masuulyiin ka tirsan [UDHAN] iyo xil Dalmar Shirwac oo ka tirsan baaramaanka wadanka Norwayy.

kulankaan oo aay soo qabanqaabisay Xalwo Cali oo ah Gabar U dhaqdhaqaada arimaha dhalinyarada, wariye, iyo macalimad ayaa ugu horeeyn waxaa warbixin waxaa looga dhageeystay Ibraahin Maxamad Cali oo ka warbixiyay hoolaha ururka iyo sidoo kale sawabta keeyntay in la aasaaso ururka.

intaas ka dib waxaa hadalka qaatay xil dalmar shirwac kaas oo ugu horeeyn si weeyn u boogaadiyay hoosha adag oo sida isku tashiga leh aay isku taagaeeyn dhilnyarada araga la waxa uuna sheegay in shaqadaan aheeyd mid dowladda lagarabay islamarkana nasiib daro tahay in dhilintaan lagu dayaco,

waxa uu ugu danbeeyn balan qaaday in taageero hiil iyo hoowba ah la garab taaganyahay udhan waxaana intaas ka dib loo balamay in maalmaha soosocdo la yeesho kulan intaas ka balaaran.

w/q cabdiraxman kulane n

Scroll to Top