waxaa maanta xarunta dhaxe ee ururrka [UDHAN] socdaal iyo kormeer ku soo gaaray xogheyaha hayada [ABIIR FUNDATION] ashraf abdule magan
booqashada iyo kormeerka wada jira ayuu masuulkaan ugu kuur galaayay sida uu ushaqeeyo ururka , UDHAN waxaa warbixin uu ka dhageeystay gud Ibraahin maxamad cali kaas oo si qoto dheer ugu warbixiyay hoolaha ururka iyo sida isku tashiga leh ee ururkaan u shaqeeyo.
intaas ka dib xoghayaha hayada [ABIIR FUNDATION] Ashraf Abdale Maggan ayaa goobta ka balan qaaday in ka hayad ahaan taagero dhinac kasta ah la garab taagaanyahiin ururka udhan
waxaa qoray kulane