Magalada muqdisho waxaa maanta ka dhacay xaflad loo soo agaasimay si ween,
Xafladan oo aay ka soo qeeb galeen khaar badan oo ka mid ah xubnaha ku mideesan ururrka dhalinyarada araga naafada ka ah oo markii la soo gaabiyo loogu yeero UDHAN,
Ujeedka xafladaan ayaa waxa ay aheed sidii xilka loogu wareejin laha guddoomiyaha cusub ee ururka iyo golahiisa fulinta ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay guddoomiyihii hore ee ururka cabdikhaadir Maxamed Saxan Saxo ayaa yiri [ waxaan ku farxsanahay in aan maanta xilka ku wareejiyo gdoomiyaha cusub aniga oo ka rajeenayo in waxqabad iyo dhiik cusub ku soo kor dhin doonaan uruka udhan sida oo kale aniga oo ka wakiil ah gudoomiye ku xigeenkii hore ururka xaawa jaamac cabdi ayan xilka gudomiye ku xigeen ururrka ku warejinaaya sahro axmed hiloowle ugu danben gud saxansaxo aya guul iyo waxqabad iyo baraaro u rajeeyay gudomiyaha cusub kuxigeenkiisa iyo golahiisa fulinta ]
Waxaa isna sidoo kale goobta ka hadlay gudoomiyaha cusub ibraahin maxamed cali [waan ka gudoomay gudoomiyihii hore sida qiimiga iyo maamuska leh oo uu xilka noogu wareejiyay sida badan dadka marka xil lagu wareejiyo way ku farxaan ayaga oo rajeenaya in ay mishaarad iyo magac ku heli doona,lkn anaga waxaan ku farxsanahay anaga oo aana qarash ku khaadaneeyn in aan u hurno waqtigeena, maalkeena,iyo maskaxdeena ] gudomiyaha cusub ay sida oo kale baaq u diray bulshada somaliyed in la tagero urrka sida oo kale sahro axmed hiloowle aya iyadana loo doortay gudomiye ku xigeenka [hadal kooban oo ay Meesha ka jedisay gud xiginka cusub aya ay ku dalbatay wadashaqeen xubnaha ururrka ] Cilmi xasan maxamuud aya isna loo doortay Gudomiyaha Golaha dhaxe,
Sikastaba ha ahaatee UDHAN ayaa ah ururr ka shaqeeyo hormarint,wacyagalint,waxbarista,shaqa abuurka, iyo guud ahaan raadinta dhilinyarada araga naafada ka ah xaquuqda ka maqan waana ururrki ugu horeeyay ee dhalinyaro Araga Naafo ka ah oo wadanka Laga sameeyo,
Ugu danbeen gudoomiyaha cusub iyo golahiisa cusub ayaa xilka waxa aay ssi heen doonaan labada sano ee nagu soo aadan waxa aayna mudadooda xil heenta ku ektahay October 1 2022
Waxa aan ka rajeyneena gudomiyaha cusub ku xegeenkisa iyo golahooda fulinta in waajibaadka loo igmaday ay u gudan doonaan sida ugu haboon,ugana daacadsan dhamaad.
Today we have lunched, the first ever Association of youth with blind in Somalia UDHAN, as we elected our chairman, Ibrahim Mohamad and his vice chair person, Sahro Ahmed, we hope them to work justice and stand up our rights.
