Xubno ka tirsan udhan oo uu hogaaminaayay Gud Ibraahin Maxamad Cali ayaa Booqasho ku tagay xarunta Somali Barel santer waxaana hallkaas ku soo dhaweeyay si heer sare ah Asaasaha Xarunta Somali barel santer ustaat abiikar hussen.

Ustaad abiikar ayaa qeebaha kala dugan ee xarunta socod ku soo marsiiyay Gud ibraahin iyo wafdigiisa waxaana xarunta ka muuqanaayay agab kala dugan oo casri ah wadanka aan laga helin.Ugudanbeeyn gud ibraahin ayaa la wareegay agab isugu jiro Usha cad, boor, iyo isteel, oo ah agab loogu tala galay daddka araga la Gabagabadii ibrahin iyo abiikar ayaa kala saxiixday hishiis wada shaqeeyn.
