Call: + 252 61 5027059

Fariin : info@udhan.so

URURKA UDHAN OO MAANTA KU SOO GABAGABEEYAY SIMINAAR LOOGA HADLAAYA XAQUUQDA CARUURTA NAAFADA

Ururrka (UDHAN) oo kaashanaya Hayada Save the children   ayaa maanta muqdisho ugu soo gaba-gabeeyay  Siminaar Waalidiinta dhalay Caruurta Naafada.

Siminaarkaan oo socday  mudo Sadax Maalin ayaa waxa looga hadlaayay  Child protection    (Ilaalinta  xaquuqqda ubadka) Naafada.

Ka qeeb galayaasha ayaa mudada uu socday  ayaa  waxa hallkaas lagu fahansiiyay sida ugu haboon ee ubadka  ay u heli karaan waxa ubadka lamid ka ah  helaan iyaga oo aana la kulmin takoor.

Scroll to Top