Call: + 252 61 5027059

Fariin : info@udhan.so

“Naafadu waa iney ka Qeyb qaadataa Siyaasada Dalka”Sidaas Waxa Yiri Wasiirka Wasaarada Haweenka Iyo Xuququl Insaanka,

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay dood labo maalmood socon doonta taasoo ku saabsan sidii dadka naafada ah looga qayb galin lahaa siyaasadda dalka.

Wasiirka ayaa sheegtay inay dawladeeda ka go’antahay sidii loogu ololayn lahaa in naafadu helaan Xuquuqdooda siyaasadeed xilligan oo dalku u diyaar garoobayo doorashooyinka qaranka.

Scroll to Top